Hoggaamiyaha ururka Xisbullah Xasan Nasrallah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday dalka Lubnaan

Sabti, September, 28, 2024 (HOL) - Ururka Xisbullah ee dalka Lubnaan ayaa xaqiijiyay in hogaamiyahooda Xasan Nasrallah lagu dilay duqeyn ay fulisay Israa’iil oo habeenkii Jimacaha ka dhacday dalka Lubnaan.

featured-image

Israel said it killed Hezbollah leader Hassan Nasrallah in an airstrike on Beirut Sabti, September, 28, 2024 (HOL) - Ururka Xisbullah ee dalka Lubnaan ayaa xaqiijiyay inhogaamiyahooda Xasan Nasrallah lagu dilay duqeyn ay fulisay Israa’iil oo habeenkiiJimacaha ka dhacday dalka Lubnaan. Ciidamada ayaa sheegay in ay "bartilmaameedsadeen"xarumaha ururka Xisbullah, ee ku yaalla "meel dhulka hoostiisa oo lagahoos dhisay dhismo deegaan ah oo ku yaalla aagga Dahieh ee magaalada Beirut. Bayaanka ayaa lagu sheegay in Xisbullah ay wacad ku martayinay sii wadi doonto dagaalka ka dhanka ah Israa’iil iyo taageerada ay siisoFalastiin.

"Waxaan rajeyneynaa in tani ay wax ka beddeshoficillada Xisbullah," Gaashaanle Dhexe Nadav Shoshani ayaa u sheegaysuxufiyiinta ka dib markii IDF ay sheegtay inay dishay Nasrallah. Dowladda Israa’iil ayaa dhanka kale sheegtay in ay heegansare ku jirto dilka Nasrallah..