DEG-DEG: Marcus Rashford Oo Ku Biiray Koox Premier League.

featured-image

Kooxda Aston Villa ayaa dhamaystirtay saxiixa xiddiga Marcus Rashford kaas oo ay kala soo wareegtay kooxda Man United. Rashford ayaa ka tagay kooxda Man United oo uu ka soo baxay Akademiyadeeda kuna sugnaa xirfadiisa oo dhan. saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegaya in ay Man United Iyo Aston Villa ka heshiiyeen qiimaha xiddiga reer England.

Kooxda Aston Villa ayaa bixin doonta 70% mushaharka xiddiga inta ka dhiman xilli ciyaareedkan. Kooxda Aston Villa ayaa si toos ah ugula wareegi karta lacag dhan 40 milyan oo euro xagaaga. Xiddiga ayaa maanta tijaabada caafimaadka mari Oona kooxda Aston Villa ka hor inta uuna si toos ah ugu biirin kooxda.



.